cuqdoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld cuqdad².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cuqdadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Meel ciriiri ah.(c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00