curdinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld curdan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
curdanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00