curdan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Naq ama miro markaa soo baxay oo aan weli gahayroobin. 2. Wax dhowaan dhashay oo aan weli adkaan. ld cardun, curdin, curdun.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cardun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld curdan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curdin

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld curdan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curdun

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld curdan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur