cusbayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cusbee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cusbee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)

Macnaha:

  1. 1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur