cusbeeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-beeyay, -baysay)Macnaha:1. Cunto cusbo ku darid. 2. Harag cusbo marin. 3. Ilmo, dabada cusbo kaga xoqid si loogu daaweeyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00