cusboonayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cusboonee. ld cusboonaysiin.

cusboonee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)

Macnaha:

  1. Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.

cusboonaysiin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cusboonayn.