cusbooneeQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-neeyay, -naysay)Macnaha:Wax, wax cusub ka dhigid. ld cusboonaysii.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cusboonaysiiQaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)Macnaha:ld cusboonee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00