daa'imid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daa'in. ld daayimid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daa'in

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin¹.
  2. Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daayimid

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld daa'imid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur