daa'inQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Sifo Eebbe oo tilmaamayso suulid la'aantiisa. ld daayin¹.Fal samayntiisa joogtaysasho; ku waarid. ld daayin².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daayinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daa'in¹.ld daa'in².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0