daabacan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Macnaha:

  1. 1. Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho. 2. Qoraal, wax la madbacadeeyay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur