daabacnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daabacan. ld daabacnaansho.

Lamidka: daabacnaansho

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daabacnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld daabacnaan.

Lamidka: daabacnaan

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daabacan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-cnaa, -cnayd)

Macnaha:

  1. 1. Maro, wax dabac lagu qurxiyay ahaansho. 2. Qoraal, wax la madbacadeeyay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur