daabax
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax.
- Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax².
Lamidka: daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

