dibaax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daabax.

daabax

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. D. ah: neef xoolo ah oo qalliin ku habboon. 2. D. ah: hilib aan tamooti ahayn. 3. ld daabaxid. ld dabaax¹, dabax¹, dibaax, dubaax.
  2. Neef xoolo ah gawricid. ld dabaax², dabax².

Lamidka: daabaxid, dabaax, dabax, dibaax, dubaax