daabo

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Qalab daab u samaysasho. 2. (f.mg) Ku dhicid daab (dhasha xoolaha). Tus. “Waxartu waa daabatay”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur