daacaqurmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daacaqurun². ld dacwashiirid.Lamidka: daacaqurun, dacwashiiridSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daacaqurunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹.Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir².Lamidka: dacwashiirSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dacwashiiridQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daacaqurmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0