daacwashiirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Daacaqurun.Daacaqurmid.Lamidka: daacaqurunSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
daacaqurunQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Daaco ur qurmoon oo ka timaadda calool cunto kala duwan qaadatay. ld dacwashiir¹.Qof, cunto uu cunay ku bukooday oo naqas qurmoon bixinaya noqosho. ld dacawashiir².Lamidka: dacwashiirSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
daacaqurmidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daacaqurun². ld dacwashiirid.Lamidka: daacaqurun, dacwashiiridSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00