daadduumi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii.

Lamidka: daadduunsii, daanduumi, daanduunsii

daadduunsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld daadduumi.

Lamidka: daadduumi

daanduumi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. ld daadduumi.

daanduunsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. ld daadduumi.