Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)
Macnaha:
ld daadduumi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2
Isrogrogga: (-iyay, -isay)
Macnaha:
Feer, laad iwm cid dhulka la dhigid. ld daadduunsii, daanduumi, daanduunsii.
Lamidka: daadduunsii, daanduumi, daanduunsii
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur