daadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dad, m.l)Macnaha:1. Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay. 2. Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.(juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.