daad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-dad, m.l)
Macnaha:
- 1. Biyo xoog leh oo faafa oo ka yimaadda roob da'ay ama webi fatahay. 2. Qaybta roobka ka mid ah oo ugu dambaysti gaarta duruuraha.
- (juqr.) Biyo si kedis ah oo dar-dar ah u shubma ee uu gaar ahaan keeno roobka weyn ee ka da'a waadiyada meelaha lamadegaan-u-ekeyaasha ah.
- Biyo badan oo ka yimid roob da'ay ama webi fatahay faafid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

