daado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).