daadasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daado. ld daadad.

Lamidka: daado, daadad

daado

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-aatay, -aadatay)

Macnaha:

  1. 1. Wax meel ku jiray qubasho. 2. Qosol la d.: ilaa laga ilmeeyay qoslid (dad badan).

daadad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daadasho.

Lamidka: daadasho