daaficidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daafac². ld daafac¹, difaac¹, difaacid.Lamidka: daafac, difaac, difaacidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
daafacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daaficid.Wax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac².Lamidka: daaficidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
difaacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daaficid.ld daafac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
difaacidQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld daaficid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00