difaac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaficid.
  2. ld daafac².

daaficid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daafac². ld daafac¹, difaac¹, difaacid.

Lamidka: daafac, difaac, difaacid

daafac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaficid.
  2. Wax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac².

Lamidka: daaficid