daafid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaf³.

Lamidka: daaf

daaf

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-fo, m.l)

Macnaha:

  1. Doc; dinac; hareer.
  2. Xanuun indhaha ku dhaca; bakooro.
  3. (daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
  4. Daaf ku dhicid.

Lamidka: doc, dinac, hareer