daaf
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Isrogrogga: (-fo, m.l)
Macnaha:
- Doc; dinac; hareer.
- Xanuun indhaha ku dhaca; bakooro.
- (daaw.) Halamacoodka xuubka isha iyo baalasha kaasoo gaduuta oo barara soona daaya biyo ama malax.
- Daaf ku dhicid.
Lamidka: doc, dinac, hareer
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

