daahir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.
  2. (dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nadiif

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. 1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur