daahiridQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daahir².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daahirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0