daalalli
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- 1. Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta. 2. Roobka xilliga dayrta da'a. 3. Raar meydka looga sameeyo geedaha korkooda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

