daaltiro

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Macnaha:

  1. Cid daal hayay si uu uga ba'o; nasasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nasasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naso. ld nasad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur