nasasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg naso. ld nasad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

naso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. Hawl muddo gaaban ka fadhiisasho si daalkeedu u ba'o.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

nasad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld nasasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur