daamirQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
laamiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-iyo, m.dh)Macnaha:Gufar madow oo ka hara badroolka, dhuxusha iwm oo lagu sameeyo waddooyinka.Badar karsamaya walaaqid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daammurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld daamir.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0