daammur

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daamir.

daamir

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.