daandaamidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg daandaan². ld daandaan¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daandaanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.Tabardarro awgeed dhicdhicid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0