daandaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.
  2. Tabardarro awgeed dhicdhicid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daandaamid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daandaan². ld daandaan¹ (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur