daandaanso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-sady, -satay)

Macnaha:

  1. Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

faduulin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg faduuli². ld faduulis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur