faduulinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg faduuli². ld faduulis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
faduuliQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan.Cid faduul ku samayn.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
faduulisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld faduulin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0