daaqcune
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (c.nafl.) Xayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cunta, sida qoobleyda lo'da, dameeraha iwm. Daaqcunayaasha waxa astaan u ah ilka qabatimay ridqidda caleemaha. ld daaqe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

