daaqe

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaqcune.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daaqcune

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (c.nafl.) Xayawaanka cuna daaqa gaar ahaan naasley kasta oo dhirta cunta, sida qoobleyda lo'da, dameeraha iwm. Daaqcunayaasha waxa astaan u ah ilka qabatimay ridqidda caleemaha. ld daaqe.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur