daaqtag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- 1. Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
- Xoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

