daaqtegid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaqtag².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daaqtag

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Foogaanta u dhexeysa xerada xoolaha iyo meesaha ay daaqa u aadaan. 2. D. ah: xoolo meel daaq leh u socda.
  2. Xoolo meel ay daaq ka helayaan aadid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur