daarad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku taal.