daardaar

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daardaarid.
  2. 1. Dab, nal, dhawr jeer oo isu dhowdhow daarid. 2. Maagid; juqjuqayn; daandaansi.

maagid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg maag². ld maag¹ (2).
  2. eeg maag². ld maag¹ (2).

daandaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daandaansasho.

daardaarid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daardaar². ld daardaar¹.