maagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg maag². ld maag¹ (2).eeg maag². ld maag¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
maagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.1. Xad, xuduud. 2. ld maagid.1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid.Wax cabsi dartii uga dheeraansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0