daaweysasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg daaweyso. ld daaweysad, daaweysi, daweysad, dawey- sasho, daweysi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daaweyso

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3

Isrogrogga: (-stay, -satay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Wax jirran daawo siisasho. 2. (f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daaweysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaweysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daaweysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaweysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daweysad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaweysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

daweysi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld daaweysasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur