daaweysoQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3Isrogrogga: (-stay, -satay)Macnaha:1. (f.g) Wax jirran daawo siisasho. 2. (f.mg) Wax si isla eg u qaybsasho. ld daweyso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daweysoQaabnax: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:ld daaweyso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0