daayacaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dayac¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dayacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0