dayacQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Daryeel iyo xannaana la'aan. ld daayacaad.Wax baylihin ama xannaana xumayn. ld daayac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
daayacaadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dayac¹.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
daayacQaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine PredicateMacnaha:D. ah: qof garasho yar oo aan wax lagu aamini karin.ld dayac².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0