dabaakhadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld dabaakh¹. 2. Calaamad lagu dhigo neef iib u jooga. ld dabaaqad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
dabaakhQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
dabaaqadQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld dabaakhad.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00