dabaakh

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Tartamidda cayaar turub oo labada dhinac oo iska soo horjeedaa ay u tartamaan foorooyin ay kala qabaan, inay qolo kaliya ku wareegto. ld dabaaq¹, dibaakh¹.
  2. Fooro wareejin ku tartamid (cayaar turub). ld dabaaq², dibaakh².

dabaaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaakh¹.
  2. ld dabaakh².

dibaakh

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld dabaakh¹.
  2. ld dabaakh².